WIRE โ Addis Ababa (Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa ku baaqay in la xoojiyo taageerada joogtada ah ee loo fidinayo Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), isagoo sheegay in hawlgalku door muhiim ah ka qaato nabadda iyo amniga Soomaaliya. Isagoo ka hadlay shir uu Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee... The post Midowga Afrika oo dalbaday in taageero joogta la siiyo howlgalka AUSSOM appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.