WIRE โ Muqdisho ( Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM), Jeneraal Dagvin Anderson, ayaa ka jawaabay inay jirto suuragalnimo Mareykanka kaga dhisanayo saldhig milatari magaalada Berbera. Taliyaha oo aan ka leexleexan ayaa si toos ah uga jawaabay "Marnaba ma jiro qorshe aan uga dhisanayno saldhig ciidan Somaliland. Sidoo kale Taliyaha ciidamada Mareykanka AfRICOM, ayaa... The post Taliyaha AFRICOM "Marnaba ma jiro qorshe aan uga dhisanayno saldhig ciidan Somaliland appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.