WIRE โ Sanca ( Raxanreeb Online) Hay'adda Isku-xirka Arrimaha Badda ee ay maamulaan Xuutiyiinta Yemen, ayaa beenisay wararka sheegaya in kooxdu qorsheynayso in ay canshuur ama khidmad ka qaaddo maraakiibta ganacsiga ee mara Marinka Baab al-Mandab. Hay'addu waxay bayaan ay soo saartay Sabtidii ku sheegtay in "aan wax go'aan ah laga gaadhin arrintan, isla markaana maritaanka maraakiibta... The post Kooxda Xuutiyiinta oo beeniyay in ay lacag ka qaataan Maraakiibta appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.