WIRE โ€” Khartoum โ€“ Xoghayaha Fulinta ee Urur-goboleedka IGAD, Workneh Gebeyehu, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Khartoum, halkaas oo uu kula kulmay Guddoomiyaha Golaha Sare ee Suudaan, Jeneraal Abdel Fattah al-Burhaan, si ay uga wada hadlaan xaaladda dalka iyo dadaallada lagu soo celinayo nabadda. Gebeyehu ayaa sheegay in booqashadiisu ay muujineyso taageerada IGAD ee

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.