WIRE โ€” Nairobi โ€“ Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Kenya, Jibriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Garsooraha Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ), Phoebe Okowa, oo booqasho sharafeed ku timid safaaradda. Garsoore Okowa waxaa soo dhaweeyay Danjiraha Soomaaliya, iyadoo uu kulanka ku weheliyay Safiir Ku-xigeenka Safaaradda, Mukhtaar Mahad Daauud. Kulanka

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.