WIRE โ Qaahir Weerar loo adeegsaday diyaarad aan duuliye lahayn ayaa lagu qaaday dekedda Damietta ee dalka Masar, halkaas oo ay ku xirnaayeen maraakiib qaada gaaska dabiiciga ah. Weerarka ayaa kusoo beegmay iyadoo uu sii xoogeysanayo dagaalka u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan, waxaana sare u kacay walaaca laga qabo amniga marinnada muhiimka ah ee ganacsiga caalamka,
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.