WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Axmed Cali Cigaal. Farmaajo ayaa ku tilmaamay marxuumka inuu ka mid ahaa haldoorka iyo tiirarka suugaanta iyo fanka Soomaaliyeed, isagoo xusay in

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.