WIRE โ Kampala, Uganda โ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda Uganda, halkaas oo uu kulan laba geesood ah oo miro dhal ah kula yeeshay Madaxweynaha Uganda, Mudane Yoweri Kaguta Museveni. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah iyo iskaashiga labada dal, gaar ahaan dhinacyada
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.