WIRE โ€” MUQDISHO โ€“ Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa diiday baaqyada lagu dalbanayo in dalka dib loogu celiyo nidaamkii Kumeelgaarka ahaa (KMG), isagoo sheegay in soo jeedintaasi aysan ku dhisnayn tixgelin iyo falanqeyn qoto dheer. Maxamed Cabdirisaaq oo ka hadlayay dooda Shabelle TV, ayaa sheegay in fikradda ay soo jeediyeen qaar

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.