WIRE โ KAMPALA โ Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Uganda, Jeneraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa Arbacadii sheegay in caqabadaha dhaqaale iyo dhimista taageerada saadka ee Qaramada Midoobay ay durba wiiqeen howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM). Muhoozi ayaa hadalkan ka sheegay furitaanka Shir Madaxeedka Gaarka ah ee 2026 ee dalalka ciidamada ku leh AUSSOM, kaas oo ka
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.