WIRE โ Kampala โ Dowladda Uganda ayaa martigelinaysa shir madaxeed aan caadi ahayn oo ay isugu imanayaan dalalka ciidamada ku deeqa Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaas oo diiradda lagu saarayo mustaqbalka howlgalka, xoojinta iskaashiga amniga iyo taageerada ciidamada Soomaaliyeed. Shirka oo ka socda Speke Resort Munyonyo ee magaalada Kampala intii u
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.