WIRE โ Muqdisho โ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan la yeeshay Taliyaha Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), General Dagvin R.M. Anderson, kaas oo booqasho shaqo ku jooga dalka. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda amniga ee Soomaaliya iyo gobolka Geeska Afrika, dardargelinta dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagixisada, xoojinta
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.