WIRE โ Dhuusamareeb ( Raxanreeb Online) Shacabka ku nool deegaannada Galmudug ayaa saaka u dareeray doorasho qof iyo cod ah oo isku sidkan, taas oo lagu dooranayo golayaasha deegaanka iyo wakiillada ee maamulkaas. Doorashadan ayaa looga dareeray 11 degmo oo ka tirsan gobollada Galgaduud iyo koonfurta Mudug, kuwaas oo kala ah Dhuusamareeb, Cadaado, Guraceel, Caabudwaaq, Balanbale, Hobyo,... The post Doorashada Goleyaasha Wakiilada iyo deegaanka oo maanta ka bilaabtay Galmudug appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.