WIRE โ Gaalkacyo ( Raxanreeb Online) Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa kormeer ku tegay goobaha ay ka socotay codbixinta doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee degmada Gaalkacyo. Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa bogaadiyey sida nabdoon ee ay u socoto codbixintu, isaga oo sheegay in shacabka Gaalkacyo ay maanta muujiyeen sida ay uga go'an tahay ka qaybgalka... The post RW ku-xigeenka oo kormeeray goobaha Codbixinta ee magaalada Gaalkacyo appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.