WIRE โ€” Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo looga hadlay arrimaha amniga, doorashooyinka madaxa-bannaan ee dalka ka socda iyo dimuqraadiyadda. Kulanka Golaha, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno muujinayaa howlgalladii ugu dambeeyay ee ciidamada qalabka sida ay sameeyeen iyo guulaha la xaqiijiyay, kuwaas oo jab... The post Maxaa diirada lagu saaray shirka golaha wasiirrada XFS ? appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.