WIRE โ Xananbuure, Galmudug โ Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), oo booqasho shaqo ku jooga deegaanno ka tirsan Dowlad-goboleedka Galmudug, ayaa dhagax-dhigay xarun caafimaad oo laga hirgelinayo Dugsiga Tababarka Xananbuure, si kor loogu qaado adeegyada caafimaad ee ciidamada ku sugan xerada. Kadib munaasabadda dhagax-dhigga, Taliyaha iyo saraakiil
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.