WIRE โ€” Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeysay weerar lagu qaaday Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa, kaasi oo hoggaaminayay sarkaalย  Israa'iil ah oo ay wehlinayaan kooxo xagjir ah iyo ciidamaa ammaanka Israa'iil. "Falkaani wuxuu ka dhigan yahay xadgudub weyn oo lagu sameeyay karaamada iyo xurmada mid ka mid ah goobaha ugu barakaysan Islaamka,... The post Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay weerar lagu qaaday Masjidka Aq-Aqsa appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.