WIRE — Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay Dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo uu ugu kuurgalay horumarka ka socda kaabeyaasha dhaqaalaha ee dalka iyo qorshayaasha lagu casriyeynayo adeegyada dekedda. Qoraal kasoo baxay Villa Somalia ayaa lagu sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh uu indha indheeyay xarumaha kaydka Shidaalka... The post Madaxweyne Xasan oo kormeeray howlaha ka socda Dekedda Muqdisho appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.