WIRE — Muqdisho – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay falka lagu galay Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa, kaas oo uu hoggaaminayay sarkaal sare oo Israa'iili ah, isagoo ay wehliyeen kooxo xagjir ah iyo ciidamada ammaanka Israa'iil. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in tallaabadan ay tahay xadgudub cad oo ka dhan ah karaamada iyo xurmada mid ka
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.