WIRE โ€” Kordofan, Sudan Hoggaamiyaha Ciidamada Gurmadka Degdegga ah ee Suudaan (RSF), Mohamed Hamdan Dagalo (Hemedti), ayaa ugu baaqay dagaalyahannadiisa inay sii xoojiyaan dagaalka, kadib markii ciidamada dowladda Suudaan ay ku dhawaaqeen inay dib ula wareegeen waddo istiraatiiji ah oo isku xirta caasimadda Khartoum iyo magaalada El-Obeid, taasoo sare u qaadday xiisadda dagaalka ka socda gobolka

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.