WIRE โ Mandera โ Ugu yaraan shan askari oo ka tirsan ciidamada ammaanka Kenya ayaa lagu dilay weerar loo aaneynayo kooxda Al-Shabaab, kaas oo ka dhacay deegaanka Wantey Dam ee ismaamulka Mandera, oo ku dhow xadka Soomaaliya. Sida ay sheegeen booliiska Kenya, askarta la dilay waxay ka tirsanaayeen cutubka gaarka ah ee Special Operations Group (SOG), kuwaas
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.