WIRE โ Midrand, Koonfur Afrika โ Xildhibaanno ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Baarlamaanka Afrika (Pan-African Parliament), oo ka socda magaalada Midrand ee dalka Koonfur Afrika. Shirka ayaa waxaa isugu yimid xildhibaanno ka kala socda baarlamaannada dalalka Afrika, iyadoo sanadkan uu ku socdo halku-dhigga Xaqiijinta Helitaanka Biyo Waara
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.