WIRE โ Addis Ababa โ Kalfadhiga 49-aad ee Caadiga ah ee Golaha Fulinta Midowga Afrika (AU Executive Council) ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, iyadoo Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika ay uga arrinsanayaan qodobo istiraatiiji ah oo la xiriira horumarinta qaaradda iyo hirgelinta Ajendaha 2063.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.