WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Musharrax u taagnaa xilka Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Cabdimaalik Yuusuf Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay inuu ka haray tartanka doorashada, isagoo ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay faragelin ku hayso hannaanka doorashada. Qoraal uu soo saaray ayuu Cabdimaalik ku sheegay inuusan kalsooni ku qabin Guddiga Doorashada Galmudug, isagoo ku dooday in guddiga uu yahay

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.