WIRE โ€” Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Somalia, ku qaabilay Xildhibaan Darin LaHood oo ka tirsan Aqalka Golaha Wakiillada Dowladda Mareykanka, kaasi oo safar shaqo kusoo gaaray dalka. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka istaraatiijiga ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka ee dhinacyada xoojinta nabadda, amniga, la dagaallanka argagixisada,... The post Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay xildhibaan katirsan golaha Wakiilada Mareykanka appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.