WIRE โ Garoowe ( Raxanreeb Online) Maamul goboleedka Puntland ayaa ciidamo aad u badan ku daabulay magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug, iyadoo dawladda Soomaaliya ku eedaysay in ay colaad ka hurinayso gobolka Mudug. Puntland ayaa sheegtay in Koonfurta Gaalkacayo, ay dowladda federaalka ka soo gelinayso hub laga keenay magalaada Muqdisho sida ay shegeen mas'uuliyiin u hadlay... The post Puntland oo ciidamo badan geeysay waqooyiga magaalada Gaalkacyo appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.