WIRE โ€” Shabeellaha Hoose ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhaxeeyay ciidanak xoogga dalka iyo maleeshiyaad katirsan A-shabaab oo ka dhacay deegaankka Sumadaale ee gobolka Shabeellaha Hoose. Bayaan kasoo baxay wasaaradda Gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay dagaal ku qaadeen deegaanka Sumadaale ee Gobolka Shabeellaha... The post Dowladda Soomaaliya oo guul ka sheegatay dagaal ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.