WIRE โ Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya Cabdisalaan Cali, ayaa kulan labo geesood ah la yeeshay Raiisul wasaare kuxigeenka Kenya Hon Musalia W Mudavadi. Qoraal lagu baahiyay bogga wasaaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in wasiir Cabdislaan, inta uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika, uu kulan la... The post Wasiirrada arrimaha dibadda Soomaaliya iyo Kenya oo kulan xasaasi ah yeeshay appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.