WIRE โ€” Addis Ababa, Itoobiya โ€“ Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb gashay Kalfadhiga 49-aad ee Caadiga ah ee Golaha Fulinta Midowga Afrika, kaas oo ka socda magaalada Addis Ababa, iyadoo wafdiga Soomaaliya uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisalaam Cali (Dhaay). Kalfadhigan ayaa sanadkan ku socda halku-dhigga "Sugidda Helitaanka Biyaha

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.