WIRE โ Addis Ababa โ Ergayga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), Danjire El Hadji Ibrahima Diene, ayaa warbixin ku saabsan xaaladda Soomaaliya iyo hirgelinta waajibaadka AUSSOM siiyay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Mahmoud Ali Youssouf. Warbixinta ayaa diiradda lagu saaray
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.