WIRE โ€” Muqdisho Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa guddoomisay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka, Nabadda iyo Ilaalinta, wejigiisa labaad (Women Peace and Protection Joint Programme โ€“ Phase II) oo ahaa mid si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana ay ka qayb

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.