WIRE โ Dhuusamareeb โ Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug, halkaas oo uu kulamo kula yeeshay saraakiisha ciidamada si loo dardargeliyo howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab. Taliyaha ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay saraakiisha Qeybta 21-aad ee Ciidanka
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.