WIRE โ Bissau โ Dowladda Guinea-Bissau ayaa si cad u beenisay warar lagu baahiyay baraha bulshada iyo warbaahinta qaarkood oo sheegayay in ay qorsheynayso inay aqoonsato Somaliland. War-saxaafadeed rasmi ah oo ay 26-kii Luulyo 2026 soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Iskaashiga Caalamiga ah iyo Jaaliyadaha ee Guinea-Bissau ayaa lagu sheegay in warkaasi uu yahay mid aan
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.