WIRE โ€” Washington โ€“ Kaaliyihii hore ee Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u qaabilsanaa Arrimaha Afrika, Tibor Nagy, ayaa si kulul u dhaliilay aragtida ay Masar iyo Eritrea ka qabaan amniga Badda Cas, isagoo sheegay in aysan sax ahayn doodda ah in dalalka xeebaha leh oo keliya ay xaq u leeyihiin inay goaamiyaan arrimaha amniga marin-biyoodkaas muhiimka ah.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.