WIRE โ Afgooye ( Raxanreeb Online) Ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka, ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka sameeyay deegaanno hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose. Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka, ayaa sheegay in ay ku burburiyeen goobo ay maleeshiyaadka Al-shabaab ku la hayeen deegaano hoostaga degmada Afgooye ee Shabeellaha Hoose. Sidoo kale... The post Ciidanka Danab oo howlgal ka dhan ah kooxda AS, ka sameeyay Shabeellaha Hoose appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.