WIRE โ Muqdisho โ Hayadda Caalamiga ah ee Socdaalka Adduunka (IOM) ayaa daahfurtay barnaamij goboleed oo socon doona muddo saddex sano ah, kaas oo looga golleeyahay in lagu xoojiyo la-dagaallanka tahriibinta muhaajiriinta, isticmaalka dukumeentiyada safarka ee been abuurka ah iyo dambiyada abaabulan ee ka gudba xuduudaha dalalka Geeska Afrika. Barnaamijka ayaa laga hirgelin doonaa Soomaaliya, Itoobiya
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.