WIRE โ Garooweย โ Dowladda Puntland ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay ku cambaareysay waxa ay ku tilmaamtay dhaqdhaqaaqyo ciidan oo uu wado Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Puntland waxay sheegtay in tallaabooyinkaas ay ujeeddadoodu tahay hurinta colaado iyo carqaladeynta nidaamka dowladnimada Puntland. Puntland ayaa caddeysay inaysan jirin ciidamo la yiraahdo PSF oo si sharci ah uga
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.