WIRE โ Garoowe ( Raxanreeb Online) Maamulka Puntland ayaa war ka soo saaray xaaladda amniga ee deegaannada ay xuduudda la wadaagaan maamulka Galmudug, iyadoo ku eedeysay maamulka Galmudug in deegaanadeeda laga soo abaabulo maleeshiyaad carqaladeynayo amniga Puntland. Sida lagu sheegay bayaanka Puntland, ciidamadaasi ayaa la sheegay inay ku sugan yihiin deegaanno ka tirsan Galmudug, isla markaana ay... The post Puntland oo Galmudug ku eedeeysay inay taageerto ciidamo wax u dhimaya amnigeeda appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.