WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta Wasaaradda ku soo bandhigay muxaadaro ku saabsan xaaladda diblomaasiyadda Soomaaliya iyo guulaha ay Wasaaraddu ka gaartay afartii sano ee la soo dhaafay. Muxaadaradan, oo uu soo qabanqaabiyay Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda,

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.