WIRE โ€” Dimishiq ( Raxanreeb Online) In ku dhow 35 qof ayaa ku dhintay, 30 kalena way ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay wadada Dimishiq-Deir ez-Zor, ee bariga Suuriya, Sabtidii. Shilka ayaa dhacay markii bas ay saarnaayeen xubno ka tirsan Ciidamada Amniga Gudaha uu ka dhacay bas kale oo siday dad rayid ah oo ku sugnaa... The post Dad badan oo ku dhintay shil gaari oo dhacay magaalada Dimishiq appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.