WIRE โ MUQDISHO, Soomaaliya โ Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cali Shacbaan Ibraahim, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah ee Aqalka Sare, kaas oo looga hadlay qorshe-howleedka Golaha iyo guddiyadiisa ee Kalfadhiga 8-aad. Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare, Cabdinaasir Ibraahim
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.