WIRE โ Moscow ( Raxanreeb Online) Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ay ka mid noqday saraakiil ka qalinjabisay Akadeemiyadda Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Ruushka, iyagoo qaatay shahaadada Master Degree. Saraakiishan ayaa si gaar ah uga qalinjabisay Maamulka Guud iyo Qorshaynta Istaraatiijiga ah, taasoo ka dhigan... The post 40 sanno kaddib saraakiil Soomaaliyeed oo ka qalin-jibiyay Ruushka appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.