WIRE โ Garoowe ( Raxanreeb Online) Hoggaamiyaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa u amba-baxay magaalada Abu-dhabi ee dalka isu-tagga Imaaraatka Carabta. Deni ayaa la sheegay in gelinkii dambe ee shalay ay diyaarad ka qaaday magaalada Garoowe, isla markaana uu sii maray magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya. Madaxtooyada maamulka Puntland, kama aysan hadlin safarka... The post Siciid Deni oo u safray dalka Imaaraatka Carabta appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.