WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta Amniga Xuduudaha Garoomada Diyaaradaha ee Soomaaliya, kaas oo ujeeddadiisu tahay kor u qaadidda awoodda hay'adaha amniga iyo adkeynta sugidda xuduudaha dalka. Barnaamijkan ayaa diiradda saaraya horumarinta tayada hay'adaha

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.