WIRE โ MUQDISHO โ Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, kaas oo noqonaya hindise-sharciyeedkii ugu horreeyay ee dalka laga sameeyo ee si gaar ah u nidaaminaya ilaalinta iyo horumarinta dhaqanka iyo farshaxanka Soomaaliyeed. Hindise-sharciyeedkan oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa abuuri doona saldhig sharciyeed lagu ilaaliyo dhaxalka
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.