WIRE โ€” Muqdisho (Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya, ayaa maanta kulankoodi todobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho. Kulanka golaha ayaa cod aqlabiyad leh ku ansxiyay xubnaha magacaabista ku imaanaya ee golaha Sare ee Garsoorka, sida uu dhigayo Qodobka 145aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 2026, kaddib soo jeedinta Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka. Golaha Wasiirradu oo... The post Maxaa looga hadlay kulanka maanta golaha wasiirrada ay ku yesheen Muqdisho? appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.