WIRE โ Muqdisho โ Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowaa, oo sidoo kale ah Safiirka aan deggenayn ee dalalka Sri Lanka iyo Maldives, ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo u gudbiyay Madaxweynaha Maldives, Dr. Mohamed Muizzu. Munaasabadda gudbinta waraaqaha aqoonsiga waxaa goobjoog ka ahayd La-taliyaha Koowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee Hindiya, Marwo Ayaan
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.