WIRE — Muqdisho – Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa sheegtay in maraakiibta ciidamada badda ee dalkaas ay sii wadaan howlgalka ilaalinta iyo galbinidda maraakiibta ka howlgasha xeebaha Soomaaliya. Wasaaraddu waxay sheegtay in maraakiibta dagaalka ee TCG Göksu, TCG Gelibolu iyo TCG Bartın, kuwaas oo qeyb ka ah Kooxda Howlgalka Ciidanka Badda Turkiga ee Soomaaliya, ay sugayaan amniga

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.