WIRE — Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Kuuriyada Koonfureed ee Soomaaliya, Kang Hyung-shik, kaas oo looga hadlay xoojinta iskaashiga amniga ee labada dal. Kulanka oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Amniga Gudaha waxaa Wasiirka ku wehliyay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, Jeneraal Sulub

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.