WIRE — ANKARA Baarlamaanka Turkiga ayaa Talaadadii ansixiyay codsigii Madaxweynaha Recep Tayyip Erdogan ee ahaa in laba sano loo kordhiyo hawlgalka ciidamada Turkiga ee Soomaaliya. Goaankan ayaa u oggolaanaya ciidamada Turkiga inay sii joogaan Soomaaliya ilaa bisha Luulyo 2028, iyadoo la raacayo heshiisyada iskaashiga ee u dhexeeya labada dal. Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in hawlgalku
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.